{{text[lang].title}} {{text[lang].type}} {{text[lang].year}}


Shuruudaha diiwaan gelinta kooxaha

Si loo diiwaan geliyo koox waliba waxaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudaha soo socda

  • 1- Koox walba in ay aqbasho oo ay saxiixdo in ay u hogaansamayso xeerka gudiga ku maamulayo koobka.
  • 2- Koox walba waxa ka mamnuuc ah in ay garsoorka ciyaaraha lamurmaan inta ciyaarta socoto.
  • 3- Koox walba oo wax ka tirsanayso garsoorka waxay xaq u leeyihiin in ay u gudbiyaan tabashadooda gudiga garoonka fadhiyo iyagaa u gudbin doona gudiga guud ee koobka.
  • 4- Koox walba oo ka soo qeeb kasho koobka waxay ka dhigantahay in ay aqbashay oo ay u hogaansamayso xeerka gudiga u dejiyay koobka.
  • 5- Koox walba mas’uulka soo diiwaangeliyay cid aan aheen gudiga kalama hadli karto.
  • GUDIGA HIRDA AFT SUMMER CUP 2019

{{text[lang].explanation}}

{{text[lang].extra}}